Raisul Wasaarihii hore oo ka hadlay heshiiska laga gaaray doorashada Somalia

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo dhoweeyay heshiiska doorasho ee ka soo baxay shirkii madaxda dowladda Soomaaliya iyo Dowlad goboleedyada ee caawa lagu soo gebagebeeyey Muqdisho. Khayre ayaa ku baaqay in la fuliyo qodobada heshiiskaas, si uu u dhaqan galo. “Waxaan soo dhoweynayaa in dalku doorasho aado, waqtiga & nooca doorashadana … Continue reading Raisul Wasaarihii hore oo ka hadlay heshiiska laga gaaray doorashada Somalia